top of page
​
.png)
somtech
sida aad kasoo aragtay home page ka waxaan bixinaa adeegyo kaladuwan.
sida samaynta iyo diyarinta noocwalbe oo website aad rabto.
samaynta logo, template, email marketng, fb business page. iyo inkalo badan.
sidookale waxaan dhawan bilabi dona insha allah courses ka cawin dona inad shaqadan qabsan karto.
waxaan bilawna shaqadan 2020 ilaa hada macamil tiro badan ayaan ka caawinay
say business koda ugarsan lahayeen dad badan.
waxaan diyaar unahay in aan somalida ka haqabtirno arimaha laxariira technologida casriga ah
ee manta dunida kunalonayso.
waxaan aragnay baahiwayn inay jirto waxaan
bilawnay inaan xalino.
​
![]() | ![]() | ![]() |
|---|---|---|
![]() | ![]() | ![]() |
![]() | ![]() | ![]() |



Ahmed ali huseen
Web designer & social media AD
expert
Jamie Lane
Co-founder
Abdirisak mohamed hassan
web developer & online marketing expert
bottom of page








